Ka codeynta degmadaada

Steg 1 for å stemme
Dooro warqada cod bixinta aad rabto inaad isticmaasho.
Steg 2 for å stemme
Wax isbeddel ah ku samee warqadda codbixinta.
Steg 3 for å stemme
Isku laab warqadda codbixinta si magacyada xisbiga ugu jiraan gudaha, beerta lagu shaabadeyanayana ay ku taalo dibadda – tani waxay ka hortageysaa qof walba inuu arko sidaad u codaysay. Haku ridin waraaqadaha codeynta sanduuqa codeynta ama waxkale.
Steg 4 for å stemme
U tag masuulka doorashada, tus aqoonsigaaga, kadibne kaga soo dhufso shaabad korka warqada. Warqada codeynta waa qasab ineey shabdeesnaato sifo sax u noqoqto!
Steg 5 for å stemme
Saar waqadda codeynta shabadeesan sanduuqa codeynta dushiisa.
Is dabamarinta warqadaha codeynta

Wax waad ka badali kartaa warqadaha codeynta. Is daba marinta warqadaha codenta ma dhibaateeneeso awooda cod bixintaada. Tusaale ah habka wax loo bedelo waxaa ka heli kartaa warqada codeynta.
Endre rekkefølge på kandidatene
Is daba marinta habka isku xigaan musharixiinta
Gali lambar (cusub) sanduuqa dhanka bidix ee magaca musharraxiinta si aad u muujiso sida aad ugu codeyso musharraxiinta.
Stryke kandidater
Gudbinta musharraxiinta
Calaamee sanduuqa midigta ee musharraxiinta aad rabto inaad ka gudubto.